Abiy Ahmed oo ka carooday talaabo ay qaadeen Mareykanka iyo Midowga Yurub

Itoobiya ayaa cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka Tigray, iyadoo ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan wadahadallada nabadda. Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer iyo dhiggiisa Midowga Yurub Annette Weber ayaa toddobaadkan boqoday caasimadda Tigray ee Mekelle, si ay ugu cadaadiyaan in la billaabo wadahadallada … Continue reading Abiy Ahmed oo ka carooday talaabo ay qaadeen Mareykanka iyo Midowga Yurub